Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya IEBC oo kulan la qaadatay mas’uuliyiinta xisbiyada siyaasadeed

IEBC oo kulan la qaadatay mas’uuliyiinta xisbiyada siyaasadeed

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduuddada dalka ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiinta xisbiyada siyaasadeed iyadoo guddoomiyaha guddigan Mr. Wafula Chebukati uu ka codsaday inay fahmaan qorshaha doorashooyinka ee lagu howlgelaya ee (EOP).
IEBC ayaa caddeysay in isreeb-reebka xisbiyada la qaban doono bisha koowaad ee sanadka soo socdo iyadoo tani lagu saleynaya sinnaanta jinsiyadeed.
Sidoo kale uruurinta lacagaha ku baxaya ololaha doorashooyinka ayaa la soo gabagabeynayaa bisha 12-aad ee sanadkan halka saraakiisha dowladda ee musharraxiinta ah laga doonayo inay is casilaan bisha labaad ee sanadka 2022-ka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments