Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Waa maxay sababta ka danbeysa xisbiga siyaasadeed ee xoola dhaqatada

DHAGEYSO:Waa maxay sababta ka danbeysa xisbiga siyaasadeed ee xoola dhaqatada

Siyaasiinta ama madaxda dadka xoola dhaqatada ah ee dalka ayaa isku dayaaya inay sameystaan isbahaysi siyaasaded oo matala dadka xoola dhaqatada ah .
Masu’uliyiinta doonaya in arrintan ay dhaqan gasha ayaa waxaa ka mid ah xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa Cabdikarin Cismaan.
Waxa uuna sharaxaya sababaha ay u doonayaan in la helo isbaheysi siyaasadeed oo matala danaha dadka xoola dhaqatada ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments