Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dubat Cali Cameey oo ku baaqay in bulshada ay u gargaarto dadka...

DHAGEYSO:Dubat Cali Cameey oo ku baaqay in bulshada ay u gargaarto dadka ay abaartu saameysay

Guddoomiyaha golaha suuq gaynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka gobolka waqooyi bari Dubat Cali Cameey ayaa bulshada muslimiinta ah ugu baaqay in ay iskaga gargaaraan saameynta ka dhalatay abaarta.
Waxaa uu soo jeediyay in cid kasta ay caawiso qofka awood dhaqaale ahaan ka liita oo aan la isku halleyn keliya taageerada dowladda dhexe , ismaamullada iyo hay’adaha.
Dubat ayaa tilmaamay in dhanka kale muslimiinta laga doonayo inay Alle bari sameyaan oo ayna ka tanaasulaan dhibaatooyinka dhexdooda ka jiro oo ay ka mid tahay caddaalad darrada
Sidoo kale waxaa uu ku taliyay in culimada ay degmooyinka kala duwan ka soo dhisaan guddiyo qaabilsan howlaha gurmadka ee ka dhanka ah abaarta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments