Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Cabdi Xaashi oo markale la doortay, iyadoo musharrixii la tartamayay tanaasulay

Cabdi Xaashi oo markale la doortay, iyadoo musharrixii la tartamayay tanaasulay

Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa markale loo doortay kursiga xildhibaannada gobollada waqooyi ee Somaliland ku matalaya golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Waxaa gacan taag ugu codeeyay 44 ergo.
Kursiga koowaad ee kuraasta aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi ayaa waxaa ku tartami lahaa Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Saciid Cumar Xuseen, balse waxaa kusoo baxay Cabdi Xaashi markii uu tanaasulay Saciid Cumar.
Goor dhow ayaa waxaa la guda geli doonaa doorashada kursiga labaad ee Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments