Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Maxaabiis ka baxsaday xasbiga Nanyuki oo labo sano oo xarig ah loogu...

Maxaabiis ka baxsaday xasbiga Nanyuki oo labo sano oo xarig ah loogu kordhiyay

Maxaabiis gaaraya sagaal oo la soo qabtay ka dib markii ay sabtidii la soo dhaafay ka baxsadeen xabsiga magaalada Nanyuki ee ismaamulka Laikipia ayaa lagu amray inay labo sano oo dheeraad ah halkaasi ku sii jiraan.
Waxay ka mid ahaayeen 14 cararay oo 5 aan ilaa iyo hadda la soo qaban.
Guddoomiyaha waaxda asluubta ee dalka Wycliffe Ogallo oo Axaddii gaaray ismaamulka Laikipia ayaa shakhsiyaadka ku jiro xabsiyada uga digay inay isku dayaan baxsasho maadaama taasi ay ku noqonayso dembi kale.
Waxaa uu ku boorriyay inay u hoggaansamaan sharciga oo aynan iskudayin inay ka cararaan goobaha lagu hayo.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments