Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xoghayaha Kuppet ee Vihiga oo ka hor yimid xeerka cusub uu soo...

DHAGEYSO:Xoghayaha Kuppet ee Vihiga oo ka hor yimid xeerka cusub uu soo saaray guddiga TSC

Xoghayaha ururka macalliminta Kuppet laanta ismaamulka Vihiga Sabala Inyeni ayaa sheegay inay khalad tahay qorshaha guddiga adeegga macalliminta ee TSC ee ah in barayaasha dugsiyada dowladda laga doonayo inay shan sano ka dib cusbooneysiiyaan shahaadada shaqo.
Waxaa uu sheegay in hadii macallimiinta la siinayo tababar dheeraad ah laga bixiyo qarashaadka ku baxayo.

Ururrada macalimiinta dalka ayaa wajahaya gadood ka dhan ah barnaamijka horumarinta aqoontada macallimiinta ee (TPD).
Barnaamijkan ayaa loogu talagalay in shanti sano mar la tababaro macalimiinta lana cusboonaysiiyo shahaadada ay ku shaqeynayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments