Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Musalia Mudavadi oo ku baaqay in la ilaaliyo nabadda doorashada guud 2022-ka

DHAGEYSO:Musalia Mudavadi oo ku baaqay in la ilaaliyo nabadda doorashada guud 2022-ka

Madaxa xisbiga ANC Musalia Mudavadi ayaa ku baaqay in lagu dadaallo nabadda xillii sanadka dambe uu dalka isku diyaarinayo doorasho guud.
Waxaa uu dadweynaha gaar ahaan dhallinyarada ku boorriyay inaysan ku kala qaybsamin codeynta.
Hadalkan ayuu jeediyay xilii uu laba cisho booqasho ku joogay ismaamulka Nakuru.

Waxaa uu sidoo kale ballanqaaday in hadii la doorto uu kor u qaadi doono dhaqaalaha dalka.
Dhanka kale afhayeenka dowladda dhexe ee Mr. Cyrus Oguna ayaa dhankiisa ku baaqay in ammaanka laga wada shaqeeyo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments