Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Talyaaniga oo meesha ka saaray inuu aqoonsan karo Taalibaan

Talyaaniga oo meesha ka saaray inuu aqoonsan karo Taalibaan

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee Talyaaniga Luigi Di Maio ayaa sheegay in aan la ictiraafi karin maamulka Taalibaan ee ka arrimiyo dalka Afghanistan.
Hasa ahaate waxaa uu sheegay in shacabka wadankaasi ay mudan yihiin in loo soo fasaxo hantida laga xannibay.
Dowladaha caalamka ayuu ku boorriyay inay ka hor tagaan in Afghanistan uu saameeyo burbur dhaqaale taasoo sababi karto sare u kac dhanka soo galootiga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments