Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Doorashooyinka Mali oo dib loo dhigi karo

Doorashooyinka Mali oo dib loo dhigi karo

Ra’iisul wasaaraha dalka Mali Choguel Kokalla Maiga ayaa wareysi uu siiyay wakaaladda wararka ee AFP ku sheegay in dib loo dhigi karo doorashada madaxtinimo iyo midda baarlamaanka.
Waxaa uu qorshuhu yahay in codeynta ay dhacdo horraanta sanadka soo socdo balse ra’iisul wasaaraha Mali ayaa sheegaya in bilooyin dib loo sii dhigi karo.
Waxaa uu ku celceliyay in loo baahan yahay in la xaqiijiyo sida natiijada ka soo baxdo doorashada ay ku noqon karto mid lagu kalsoon yahay ka hor inta aan la guda gelin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments