Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo lagu boorriyay qaadashada tallaalka COVID19

DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo lagu boorriyay qaadashada tallaalka COVID19

Sarkaalka sare ee waaxda caafimaadka ismaamulka Garissa Xasan Canshuur ayaa dadweynaha ugu baaqay inay qaataan daawooyinka tallaalka ee ka dhanka ah cudurka COVID19 si ay uga badbaadaan khatarta caabuqa.

Tani ayaa imaanaysa iyadoo wasaaradda caafimaadka ee dalka ay tirada dadka ee qaatay tallaalka COVID19 laga soo billaabo xilligii la daahfuray ilaa 25-kii bishan oo shalay ku beegnayd ku sheegtay 3,613,357 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments