Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xisbiga KANU oo Gideon Moi u ansaxinaya musharrax madaxweyne

DHAGEYSO:Xisbiga KANU oo Gideon Moi u ansaxinaya musharrax madaxweyne

Xisbiga KANU ayaa la filayaa inuu maalinka khamiista si rasmi ah u shaaciyo in musharraxa madaxweynenimo ee xisbigan uu yahay senatarka ismaamulka Baringo Gideon Moi.
Qaar ka mid ah siyaasiyiinta KANU sida senatarka galbeedka Pokot Samuel Poghisio iyo xildhibaanka Tiaty William Kamket ayaa sheegay inay qaban doonaan xaflad arrinkan ku aaddan.
Waxay sheegeen inay Gideon Moi u oggolaan doonaan inuu wada hadallo iskaashi ah la sameeyo xisbiyada iyo musharraxiinta kale ee madaxweynenimo
Moi ayaa ah musharrax madaxweyne oo ay isku gobol ka soo jeedaan madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto oo isna doonaya inuu siyaasad ahaan sii dallaco .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments