Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya IEBC oo Garissa ku diiwaangelinaysa codbixiyaal cusub

IEBC oo Garissa ku diiwaangelinaysa codbixiyaal cusub

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka ee IEBC ayaa sheegay inuu bartilmaameedsanayo sidii ismaamulka Garissa loogu diiwaangelin lahaa 35,000 oo codbixiyaal hor leh ah.
Saraakiisha IEBC ayaa cid kasta oo haysato aqoonsiga qaran welina aan isku diiwaangelin ka qayb qaadashada codeynta ugu baaqay inay fursaddan ka faa’iidaysato.
Waxay howlwadeenada guddiga sheegeen in aynan marnaba oggolaan doonin in iyadoo dano gaar ah laga leeyahay codbixiyaasha laga wareejiyo goobihii ay horay iskaga diiwaageliyeen.

Tani ayaa qayb ka ah qorshaha guddiga IEBC uu laga billaabo bisha Tobnaad ee sanadkan ku diiwaangelinayo ilaa 6 milyan oo qof si ay uga qayb galaan doorashada guud ee sanadka 2022-ka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments