Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dalka Jarmalka oo ay doorasho ka dhacayso

Dalka Jarmalka oo ay doorasho ka dhacayso

Codbixiyayaasha wadanka Jarmalka ayaa maanta ka qayb qaadanaya doorasho federaal ah oo ay wararku sheegayaan in natiijadeeda aan la saadaalin karin
Waa markii ugu horreysay ee ay codeyntu dhacayso wax ka badan toban sano.
Darasaad dhawaan la sameeyay ayaa tilmaamay in xisbiga dimuqraadiga ee (SPD) ay u badan tahay inuu xisbiyada kale ku hoggaamiyo tirada codadka .
Goobaha codbixinta ayaa la filaya in la soo xiro 6-da maqribnimo ee saacadda Jarmalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments