Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Musalia Mudavadi oo gaashaanka u daruuray xeeladda siyaasadeed ee tageeridda danyarta

Musalia Mudavadi oo gaashaanka u daruuray xeeladda siyaasadeed ee tageeridda danyarta

Madaxa xisbiga ANC Musalia Mudavadi ayaa kenyaanka ugu baaqay in aan lagu khiyaanin xeeladda siyaasadeed ee ku saleysan in la garab istaago danyarta.
Waxaa uu dadweynaha ku boorriyay inay dadaalaan si ay u helaan qutul maalmeedkooda.
Hoggaamiyaha ANC ayaa tilmaamay in saboolnimada oo wax wanaagsan laga dhigo si loo haleelo hiigsi siyaasadeed aysan marnaba wadanka horumar gaarsiin karin.
Mudavadi ayaa sheegay in la joogo xilligii hoggaamiyaasha ay dib u eegis ku sameyn lahayeen ajeendayaashooda horumarineed maadaama boqolkiiba 70 ee tirada dadweynaha ay yihiin dhallinyaro intooda badan shaqo la’aan ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments