Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ruto “Waxa la jooga xilligii Uhuru Iyo Raila ay ii taageeri lahayeen...

DHAGEYSO:Ruto “Waxa la jooga xilligii Uhuru Iyo Raila ay ii taageeri lahayeen madaama aan horaan u garab istaagay ayaga”

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa ugu yeeray madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga inay taageeraan hammigiiisa siyaasadeed ee xilka madaxtinimada ee wadanka ee sanadka dambe 2022-ka.
Waxaa uu sheegay xilligii uu ahaa hoggaamiye ku xigeenka ODM inuu taageeray Raila doorashadii sanadkii 2007-dii kuna riixay inuu noqdo ra’iisul wasaare.
Waxaa uu sidoo kale sheegay inuu taageeray Uhuru laba jeer kuna guulaystay doorashada asaga oo adeegsanaya xisbiga Jubilee.

Hadalkan ayuu ka jeediyay maagalada Awendo shalay ka dib markii uu martiqaad ka helay guddoomiyaha Ismaamulka Migori Okoth Obado Iyo siyaasiyihiin kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments