Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka 9 milyan oo sanad kasta gaajo ugu dhimato adduunka

9 milyan oo sanad kasta gaajo ugu dhimato adduunka

Hay’adda cunnada adduunka ee WFP ayaa sheegtay in sanad kasta caalamka ay macluul ugu dhintaan 9 milyan oo qof.
Agaasimaha hay’addan David Beasley ayaa dowladaha caalamka ugu baaqay in helitaanka cunnada ee cid kasta ay noqoto mid rumowdo.
Waxaa uu sheegay in aad loogu baahan yahay sare u qaadidda nafaqada carruurta.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo WFP ay la daala dhacayso dhaqaale yari ka dhalatay saameynta cudurka COVID19.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments