Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Kenya iyo Qatar oo xoojinaya iskaashiga amni

Kenya iyo Qatar oo xoojinaya iskaashiga amni

Dowladaha Kenya iyo Qatar ayaa ku dadaalaya sidii ay sare ugu qaadi lahayeen xiriirka ka dhexeya ee dhanka amniga ah.
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr.Fred Matiangi oo matalaya madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa kulan la qaatay ra’iisul wasaaraha Qatar Sheekh Khaalid Bin Khalifa Bin Cabdulcaziiz Al Thani.
Dr. Fred Matiang’i ayaa mas’uulkan la wadaagay farriin ka socotay hoggaamiyaha dalka oo ah inay ka go’an tahay sidii ay uga wada shaqeyn lahayeen arrimaha amniga.
Tani ayaa horseedaysa in labada dowladood ay saxiixdaan heshiis ballaaran oo dhanka ammaanka ah iyadoo lagu saleynaya danaha ka dhexeya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments