Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasaarada warfaafinta Soomaaliya oo soo dhaweeyay in 30 sano ka dib tiyaatarka...

DHAGEYSO:Wasaarada warfaafinta Soomaaliya oo soo dhaweeyay in 30 sano ka dib tiyaatarka qaranka Film lagu soo bandhigay

Wasiirka wasaarada warfaafinta dowlada Fedraalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa bogaadiyay in 30 sano kadib Xalay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed lagu daah furnay filimkii ugu horeeyay ee lagu soo bandhigo golaha murtida iyo wacyigelinta qaranka kaasoo ay sameeyeen dhalinyaro Soomaaliyeed.
Cismaan Abuukar Dubbe wasiirka wasarada warfaafinta,dhaqanka iyo Dalxiisa Soomaaliya ayaa sheegay inay markasta ku dalaalayaan sidii uu Golaha murtida iyo wacyigalinta Soomaaliyeed u noqon lahaa mid ay dhalinyarada Soomaaliyeed wax badan ka faa’iidaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments