Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Faysal Cali Waraabe oo eedaymo u jeediyay Xukuumada Soomaaliland

DHAGEYSO:Faysal Cali Waraabe oo eedaymo u jeediyay Xukuumada Soomaaliland

Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka Soomaaliya ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta la hadlay ayaa Xukumadda Soomaaliland ee uu hogaamiyo Muuse Biixi wuxuu ku eedeeyay inaysan wax qorsh ah lahayn loona baahan yahay inay qorsheyaal yeelato.

Dhanka kale gudoomiyaha gobolka saaxil ee Soomaaliland ayaa Xukuumada ka difaacay eedaymaha ugu yimid gudoomiyaha Xisbiga UCID.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments