Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Kamkunji ee Nairobi oo ka hadlay dhalinyaro lagu xiray xaafada islii

DHAGEYSO:Xildhibaanka Kamkunji ee Nairobi oo ka hadlay dhalinyaro lagu xiray xaafada islii

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan barlamaaneedka Kamukunji Yussuf Xassan Cabdi ayaa maanta xabsiga ka soo daayey dhalinyaro ganacsto oo maalintii shaleyto laga dhax qabtay xaafadda islii.
Qaar ka mid ah dhalinyaradii la xiray oo warbaahinta la hadlay ayaa uga mahadceliyay mudanaha oo kaalin weyn ka qaatay siidayntooda.

Dhankiisa Xildhibaanka Kamkunji ayaa sheegay inaysan marnaba raali ka noqon doonin xiritaanka dhalinyarada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments