Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyaha aqalka sare oo difaacay senatarrada

DHAGEYSO:Guddoomiyaha aqalka sare oo difaacay senatarrada

Guddoomiyaha aqalka sare Ken Lusaka ayaa difaacay waxqabadka senatarrada isagoo xusay inay ka go’an tahay sidii ay dowladda dhexe ugula xisaabtami lahayeen kororka qiimaha shidaalka.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay inaynan marnaba ka gaabin waajibaadka dastuuriga ee loo igmaday
Waxaa uu sheegay in shalay dib loo dhigay kal-fadhigii aqalka sare maadaama wasiirro loo yeeray oo kala ah wasiirka tamarta Charles Keter iyo dhigiisa Batroolka John Munyes aynan ka soo hormuuqan aqalka senate-ka si ay faahfaahin uga bixiyaan sababta keentay in xilligan la kordhiyo qiimaha lagu iibiyo noocyada kala duwan ee shidaalka .

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments