Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Waaxda DCI oo sheegtay inay xoojinayso la dagaalanka argagixisada

Waaxda DCI oo sheegtay inay xoojinayso la dagaalanka argagixisada

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa sheegtay in qaybteeda gaarka ah ee qaabilsan falcelinta degdegga ay xoojinayso dagaalka ka dhanka ah argagixisada.
Qoraal la soo dhigay barta rasmiga ee Twitter-ka DCI ayaa muujinaya in saraakiishan ay heegan sare ku jiraan si looga hor tago fulinta qorshayaasha kooxaha gaysta falalka wax u dhimaya xasiloonida guud.
Sidoo kale waxaa qoraalka qayb ka ah in aan wax dulqaad ah loo muujin doonin dadka maalgeliyo argagixisada iyo kuwa beer jileeca u haya ee taageera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments