Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Joe Biden oo soo bandhigaya dhaqaalaha loogu tala-galay la tacaalidda isbeddelka cimillada

Joe Biden oo soo bandhigaya dhaqaalaha loogu tala-galay la tacaalidda isbeddelka cimillada

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu shaaciyo war lagu sheegay mid wanaagsan oo ilaa 100 bilyan oo doolar ay ku kabayaan barnaamijyada looga falceliyo saameynta isbeddelka cimillada.
Waxaa arrinkan warbaahinta u sheegay sarkaal sare oo ka tirsan golaha guud ee qaramada midoobay oo ka qayb galay shir ay albaabadu u xirnaayeen.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo madaxweynaha Maraykanka Joe Biden uu maanta khudbadiisi ugu horreysay ka hor jeedin doono golaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments