Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Madax ka hadashay in dib loo helay aqoonyahaan soomaaliyeed oo...

DHAGEYSO:Madax ka hadashay in dib loo helay aqoonyahaan soomaaliyeed oo la waayay

Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha laga soo doortay ismaamulka Mombasa iyo mas’uuliyiinta jaaliyadda soomaalida Mombasa ayaa si wayn u soo dhaweeyay in Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo maalmo ka hor la waayay uu xurriyadiisa dib u helay sida uu ku soo warramayo Maxamad Cabdi Bootaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments