Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Maxaa ka jira in siyaasiyiinta waqooyiga dalka ay isku raaceen qofka matalaya?

Maxaa ka jira in siyaasiyiinta waqooyiga dalka ay isku raaceen qofka matalaya?

Mudanaha laga soo doortay bariga Wajeer Rashiid Qaasim ayaa sheegaya in kulankii dhawaan ay yeesheen qaar ka mid siyaasiyiinta laga soo doortay waqooyiga dalka ee xoolo dhaqatada aynan isku raacin qofka matalaya.
Waxaa uu xusay in isku imaatinka siyaasiyiinta xoolo dhaqatada faa’iidooyin laga helay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments