Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Xassan Sh Maxamuud oo ku baaqay in doorasahda loo midoobo

DHAGEYSO:Xassan Sh Maxamuud oo ku baaqay in doorasahda loo midoobo

Madaxwenihii hore ee Soomaaliya Xasan Shekh Maxamuud oo ka hadlay Xaaladda siyaasadeed ee dalkaasi uu hada marayo ayaa sheegay inay muhiim tahay in khilaafaadka jira uusan saamayn ku yeelan arrimaha doorashooyinka wadanka iyo habsami u socodkooda.
Xassan Sheekh ayaa sidoo kale ciidamada qalbka sida ee Soomaaliya ugu baaqay inaysan siyaasadda ku dhex milmin ayna waajibkooda qaran sida ugu habboon u gutaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments