Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Waaxda caafimaadka ee Garissa oo sheegtay tirada ay corona ka...

DHAGEYSO:Waaxda caafimaadka ee Garissa oo sheegtay tirada ay corona ka tallaashay

In ka badan 6,000 oo qof ayaa ismaamulka Garissa looga tallaalay cudurka COVID19 tan iyo markii barnaamijkan laga daahfuray dalka sida uu warbaahinta Star u sheegay sarkaalka sare ee waaxda caafimaadka dowlad deegaankaasi Xasan Canshuur oo marka hore baaq u diray dadwaynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments