Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Koonfurta Wajeer oo codsanaya in looga gargaaro saameynta abaarta

DHAGEYSO:Shacabka Koonfurta Wajeer oo codsanaya in looga gargaaro saameynta abaarta

Dadweynaha ku nool Koonfurta Wajeer ayaa cabasho ballaaran ka muujinaya saameynta ay abaartu ku yeelatay iyo in aynan helin gargaar waxayna baaq u direen dowladda dhexe iyo midda ismaamulka Wajeer.
Maxamad Baaruud Xuseen oo socdaal shaqo ku jooga qeybo ka mid ah deegaanka Koonfurta Wajeer ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Biyamadow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments