Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dowladda oo loogu baaqay inay dib u eegto qiimaha shidaalka

DHAGEYSO:Dowladda oo loogu baaqay inay dib u eegto qiimaha shidaalka

Senatarka ismaamulka Bungoma ahna madaxa xisbiga Ford-Kenya Moses Wetangula iyo barasaabka dowlad deegaanka Makueni Prof. Kivutha Kibwana ayaa maamulka talada haya ee Jubilee ka codsaday inuu dib u eegis ku sameeyo qiimaha lagu iibinaya noocyada shidaalka.
Siyaasiyiintan ayaa sheegay in xilligan oo ay kenyaanka wajahayaan culeys dhaqaale aynan sax ahayn in la kordhiyo qiimaha shidaalka maadaama ay jiraan waxyaabo badan oo nolol ahaan ku tiirsan .
Waxay tusaale u soo qaateen wadanka Uganda oo Kenya daris la ah oo ay sheegeen in shidaalka looga iibsado qiimo aan aad u sarreyn.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments