Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Kenya oo ka mid noqtay dalal uu Ingriiska ka saaray liiska xayiraadaha...

Kenya oo ka mid noqtay dalal uu Ingriiska ka saaray liiska xayiraadaha COVID 19

Turkey, Masar iyo Kenya ayaa lagu daray dalalka aanay dadka ka yimaada u baahan doonin in hotel lagu karantiilo laga billaabo maalinta Arbacada.
Xukumadda Ingriiska ayaa maanta shaacisay isbeddello cusub oo lagu sameynayo nidaamka socdaalka ee COVID-19.
Liiska midibka cas Waxay ka saartay UK dalalka Kenya, Turkey, Pakistan, Maldives, Masar, Sri Lanka, Oman,iyo Bangladesh.
Kenya ayaa hadda fursad u heli doonta in muwaadiniinta ay si xayiraad la’aan ah ku tagi karaan wadanka Ingriiska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments