Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Aqoonyahaan ku baaqay in la taageero dhaqangelinta manhajka CBC

DHAGEYSO:Aqoonyahaan ku baaqay in la taageero dhaqangelinta manhajka CBC

Iyada oo ay weli taagan tahay hadal haynta ka dhalatay in wasaaradda waxbarashada aynan joojin doonin dhaqangelinta manhajka cusub ee waxbarashada ee loo yaqaano CBC ayuu mid ka mid ah aqoonyahaanada gobolka xeebta soo jeediyay in madaxdu ay taageeraan dadaalka ay wado dowladda dhexe .
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa dhameystiraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments