Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka shaqada Soomaaliya oo ka warbixiyay kulamo uu Masar uga qaybgalay

DHAGEYSO:Wasiirka shaqada Soomaaliya oo ka warbixiyay kulamo uu Masar uga qaybgalay

Wasiirka wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada dowlada fedraalka Soomaaliya C/wahaab Ugaas Xuseen oo ka warbixiyay Shirka Wasaaradaha Shaqada ee dalalka Jaamacadda Carabta oo uu uga qeyb galay caasimada Qaahira ee wadanka Masar ayaa sheegay inuu waxbarada uga soo kordhay.
Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada ee dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in waxyaabaha ay ka soo hada hadleen wasiiradii dhigiisa ahaa eek a qaybgalay kulankii Qaahira ka dhacay ay u balan qaadeen iyo dowlada Soomaaliya taageero dhinacyo badan ah la siiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments