Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Qaramada Midoobey oo ciidammada nabad -ilaalinta Gabon ka saaraysa Jamhuuriyadda Africada...

Qaramada Midoobey oo ciidammada nabad -ilaalinta Gabon ka saaraysa Jamhuuriyadda Africada Dhexe

Wasaaradda gaashaandhigga ee wadanka Gabon ayaa sheegtay in Qaramada Midoobey ay ciidammada nabad-ilaalinta ee dalkaas oo ka kooban 450 askari ka saari doonto Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe (CAR) sababo la xiriira xadgudubyo galmo oo lagu eedeeyay.
“Toddobaadyadii la soo dhaafay, falal aad u xun oo ka soo horjeeda anshaxa milateri iyo sharafta ciidamada qalabka sida, oo ay geysteen xubno ka tirsan guutooyinka Gabon ayaa la soo tabiyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments