Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Guddiga Maamulka Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland oo codsaday liiska musharaxiinta Aqalka...

Guddiga Maamulka Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland oo codsaday liiska musharaxiinta Aqalka Sare

Guddiga Maamulka Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa ka codsaday Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Soomaalia Mahdi Maxamed Guleed iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi inay u soo gudbiyaan liiska musharixiinta Aqalka sare ee Somaliland.
Qoraal ka soo baxay Guddiga oo uu ku saxiixan yahay Guddoomiyaha Guddiga Khadar Xariir Xuseen ayaa waxaa lagu sheegay in iyada oo la raacayo heshiiskii doorada ee 17-September lana raacayo Shaxda doorashada ay deg deg codsigaas dirayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments