Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Prof. Dufle oo markale ka mid noqday aqalka sare ee Soomaaliya

Prof. Dufle oo markale ka mid noqday aqalka sare ee Soomaaliya

Waxaa daqiiqado ka hor soo dhammaatay tirinta codadka doorashada kursiga afaraad ee caawa lagu tartamayay kuraasta Aqalka Sare Sooomaaliya ee maamul goboleedka Hirshabeelle.
Prof. Cismaan Maxamuud Dufle ayaa dib loogu doortay xilka Senatarnimo ee Aqalka Sare, ka dib markii wareeggii 3-aad ee kala baxa ahaa uu ku guuleystay 68 cod.
Musharraxa la tartamayay Raage Xasan Xuuti ayaa helay 28.
Waxaa Wareegii koowaad ku haray Maxamuud Axmad Nuur Tarsan duqii hore ee Muqdisho oo si weyn u taageera Madaxweyne Farmaajo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments