Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Tarsan oo wareegga koowaad ku haray ee doorashada aqalka sare ee Hirshabeelle

Tarsan oo wareegga koowaad ku haray ee doorashada aqalka sare ee Hirshabeelle

Waxaa goor dhow soo dhammaatay tirinta codadka doorashada kursiga afaraad ee caawa lagu tartamayay kurasta Aqalka Sare ee maamul goboleedka Hirshabeelle.
Prof. Cusmaan Maxamuud Dufle waxaa uu helay 54 cod halka Raage Xasan Cusmaan uu asna helay 25 cod.
Waxaana ku haray wareegga koowaad Ambasador Maxamuud Axmad Tarsan oo helay 19 cod.
Waxaa wareegga koowaad u soo gudbay Dufle iyo Raage.

 

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments