Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Muuse Suudi oo markale ka mid noqday aqalka sare ee Soomaaliya

Muuse Suudi oo markale ka mid noqday aqalka sare ee Soomaaliya

Muuse Suudi Yalaxow ayaa mar kale loo doortay Senatar ka tirsan golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ka dib markii Caawa doorasho xiiso badan ay ka dhacday magaalada Jowhar.
Waxaa uu noqday Senatarkii ugu horreeyay ee ka soo baxa Dowlad-goboleedka Hirshabeelle isagoo helay 55.
Doorashaddaan ayaa lagu tilmaamay in ay ahayd midii ugu wanaagsaneyd doorashooyinkii maamul goboleedyada Aqalka Sare.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments