Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Arday badan oo aan weli iska xaadirin dugsiyada ismaamulka Laikipia

DHAGEYSO:Arday badan oo aan weli iska xaadirin dugsiyada ismaamulka Laikipia

Iyadoo shalay dib loo furay dugsiyada ku yaalla ismaamulka Laikipia ka dib rabshado iyo dhaca xoolaha ee saameeyay dowlad deegaankaasi ayaynan ardayda inta badan shalay dugsiyada iska xaadirin.
Maamulaha dugsiga hoose dhexe ee Ol Moran, James Timeka ayaa warbaahinta u sheegay in 65 ka mid ah 582 arday ay dib ugu soo laabteen iskuulkaasi waxaana hadalladiisa ka mid ahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments