Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wakiilka haweenka ee Isiolo oo dhaliishay tallaabadii lagu aasaasay xisbiga UPYA

DHAGEYSO:Wakiilka haweenka ee Isiolo oo dhaliishay tallaabadii lagu aasaasay xisbiga UPYA

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Isiolo Rehema Jaldesa ayaa sheegtay in kulan dhawaan ka dhacay magaalada Nairobi oo lagu shaaciyay xisbiga cusub ee UPYA aan laga qaybgelin dhammaan mas’uuliyiinta xoolo dhaqatada.
Waxay ku andacoonaysaa inay jiraan qaar ka mid ah hoggaamiyaasha dowlad deegaanada Isiolo iyo Marsabit oo aan shirkaasi lagu casuumin
Sidoo kale waxay carrabka ku adkeysay inay si buuxda u taageerayso maamulka talada haya ee uu hoggaamiyo madaxweyne Uhuru Kenyatta balse sida ay hadalka u dhigtay ay lagama maarmaan tahay in isbeheysiyada iyo ururrada siyaasadeed ee la soo dhisaya laga talo-geliya madaxda kala duwan ee ismaamullada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments