Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ruto oo sheegay in xisbigiisa uu sanadka dambe qabanaya hoggaanka dalka

DHAGEYSO:Ruto oo sheegay in xisbigiisa uu sanadka dambe qabanaya hoggaanka dalka

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa sheegay in doorashada guud ee sanadka 2022-ka uu ku guulaysan doono musharrax madaxweyne oo aaminsan in dhaqaalaha wadanka la kobcin karo hadii la taageero danyarta iyo ganacsatada yaryar.
Ruto ayaa sheegaya in siyaasiyiinta ay iska soo horjeedaan ay hadda isaga ku dayanayaan.
Waxaa uu xusay inay hadda fahmeen in Kenyaanka aynan daneynayn xeer beddel balse wax ka qabashada caqabadaha haysta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments