Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Somaliland oo shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga

DHAGEYSO:Somaliland oo shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga

Xafiiska arrimaha waxbarashada ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay natiijada ka soo baxday imtixaanaadka shahaadiga ee fasalka siddeedaad ee dugsiyada hoose dhexe iyo fasalka afaraad ee dugsiyada sare ee 2020-2021-ka
Waxaa faahfaahinta la xiriirta natiijada warbaahinta la wadaagay guddoomiyaha imtixaanaadka Somaliland Daauud Axmad Faarax .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments