Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Doorashada gobollada waqooyi oo laga shiray

DHAGEYSO:Doorashada gobollada waqooyi oo laga shiray

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay qabashada doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare,Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo Guddiga Doorashooyinka Somaliland.
Ka dib markii uu shirka soo idlaaday ayaa waxaa warbaahinta la hadlay ra’iisul wasaare ku xigeenka soomaaliya Mahdi Maxamad Guuleed Khadar iyo guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble ayaa isna muujiyay dareenkiisa ku aaddan kulanka maanta qabsoomay iyo heshiiska ay gaareen dhinacyadii arrintan ku kala aragti duwanaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments