Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya MD Farmaajo iyo rw Rooble oo maanta kulmaya

MD Farmaajo iyo rw Rooble oo maanta kulmaya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Maxamad Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in ay kulmaan Saacaddaha soo socda sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah kooxaha dhexdhexaadinta wada.
Kulanka ayaa diiradda lagu saari doonnaa maamulka laamaha Amniga gaar ahaan booliska iyo hay’adda nabad sugida.
MD Farmaajo ayaa lagu soo warramayaa in uu wali ku adkeysanaayo maamulka laamaha Amniga halka uu diidan yahay arrintaasi Rw Rooble.
Labada Madaxweyne ee maamul goboleed ee waan waanta wada ayaa dhankooda sheegay in ay qabaan rajo wanaagsan oo ku saabsan soo afjarida khilaafka labada dhinac.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments