Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Sarkaal ka tirsan waaxda caafimaadka ee Mandera oo si adag uga hadlay...

DHAGEYSO:Sarkaal ka tirsan waaxda caafimaadka ee Mandera oo si adag uga hadlay COVID 19

Cabdixamiid sheekh oo kamid ah waaxda caafimaadka mandera ayaa salaadii jimcaha kadib masaajidka jaamaca mandera si adag uga hadlay cudurka COVID-19 iyo Xaalada caafimaad ee mandera.

Dhinaca kale Sheekh Axmed suudaan ayaa imaamyada masaajida ugu baaqay inay sameeyaan duco ka dhan ah caabuqa cudurka COVID-19

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments