Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Aqoonyahan Soomaaliyeed oo lagu afduubtay Nairobi

DHAGEYSO:Aqoonyahan Soomaaliyeed oo lagu afduubtay Nairobi

Aqoonyahan soomaliyeed oo lagu magacaabo Cabdiwahab Sheikh Cabdisamad ayaa laga afduubtay gudaha caasimadda dalka ee Nairobi sida ay sheegeen qoyskiisa.
Rag ku hubaysan bastoolado ayaa la sheegay inay afduubteen Cabdiwahab Sheikh Cabdisamad sida uu warbaahinta ugu sheegay mid ka mid ah goobjooge arkayay markii la afduubnayay aqoonyahanka.

Waaxda dambi baarista ee dalka DCI-da ayaa sheegtay in ay baaritaan ku sameyn doonto afduubka Prof Cabdiwahab Sheikh Cabdisamad.
Dhinaca kale hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Haki Africa waxay iyagana codsadeen in arrintani baaritaan deg deg ah lagu sameeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments