Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Hoggaamiyaasha Maraykanka iyo Shiinaha oo 7 bilood ka dib markii ugu horreysay...

Hoggaamiyaasha Maraykanka iyo Shiinaha oo 7 bilood ka dib markii ugu horreysay wada hadlay

Madaweynaha dalka Maraykanka Joe Biden iyo dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping ayaa markii ugu horreysay ku dhawaad muddo Toddobo bilood ka dib khadka taleefoonka ku wada hadalay.
Waxaa ay soo afjareen muddo dheer oo aysan wax xiriir ah yeelan.
Waxaa wicitaankaa dhexmaray dhinacyadan xaqiijiyay Aqalka cad ee Maraykanka looga arimiyo iyo warbaahinta dowladda Shiinaha
Labada hoggaamiye ayaa kawada hadlay sidii horay loogu sii wadi lahaa xiriirka Maraykanka iyo Shiinaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments