Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Gudoomiyihii baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo horjeestay dhaarinta wasiirka amniga

Gudoomiyihii baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo horjeestay dhaarinta wasiirka amniga

Guddoomiyihii Golaha Shacabka ee Muddo xileedkiiso dhammaaday mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa sharci daro ku tilmaamay dhaarinta wasiirka amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur ee uu xalay magacaabay Ra’isul Wasaaraha.
Waxaa uu Ra’iisul wasaare Rooble uu ka codsaday in uu ka baraan dego dhaarinta wasiirada cusub.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments