Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Diyaaradii ugu horaysay oo rakaab sida oo ka ambabaxday maanta dalka Afghanistan

Diyaaradii ugu horaysay oo rakaab sida oo ka ambabaxday maanta dalka Afghanistan

Duulimaadkii ugu horreeyay ee rakaab rayid oo caalami ah oo ka yimaaday wadanka Afgaanistaan tan iyo markii uu Mareykanka ka baxay bishii hore ee dalkaas ayaa maanta ka degay dalka Qatar.
Diyaarada Qatar Airways, ayaa Khamiista maanta ah ka soo degtay gegida dayaaradaha ee Hamad International Doha iyadoona ay la socdeen muwaadiniin afgaanistaan ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments