Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo loogu baaqay inay waxbarataan

DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo loogu baaqay inay waxbarataan

Isbuucan ayaa caalamka waxa laga xusay maalinta akhrinta iyo qoraalka waxana loogu tala galay maalintan in bulshada caalmka lagu baraaruujiya muhiimada ay leedahay in qofka uu wax akhrin karo.
Khalif Shekh Isaaq wa madaxa wasaarada waxbarashada Dalka e ismaamulka Garissa waxa uuna dadka ku nol ismaamulka Garissa ugu baaqay inay ka faa iidaystaan fursadaha wax barasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments