Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Khabiir soo dhaweeyay in abaarta loo aqoonsaday musiibo qaran

DHAGEYSO:Khabiir soo dhaweeyay in abaarta loo aqoonsaday musiibo qaran

Ka dib markii shalay madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta uu ku dhawaaqay in abaarta saameysay qeybo ka mid ah wadanka ay tahay musiibo qaran ayaa waxaa arrinkaasi soo dhaweeyay Maxamad Cabdinuur Daayow oo khibrad u leh maareynta musiibooyinka ay abaartu ka mid tahay.
Waxaa uu madaxda ismaamullada xoolo dhaqatada ee ay soo gaartay saameynta ugu daran ee abaarta u soo jeediyay inay dhaqangeliyaan hadalka ka soo baxay hoggaamiyaha dalka oo ay u gargaaraan bulshada dhibaateysan.

Dowlad deegaanada ay ka jirto xaalad adag oo ka dhalatay abaarta waxaa ka mid ah kuwa gobolka waqooyi bari ee Garissa, Wajeer iyo Mandera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments